• Xanuunada dhimirka iyo Autismka - Somali

  • Aug 3 2022
  • Length: 1 hr and 29 mins
  • Podcast
Xanuunada dhimirka iyo Autismka - Somali cover art

Xanuunada dhimirka iyo Autismka - Somali

  • Summary

  • Waa maxay sababaha keenay autismka in uu ku dhaco carruur badan oo soomaali ah.

    Sanadadii u danbeeyay waxa autism laga helay carruur aad u tiro badan oo soomaali ah. Waxaan barnaamijka ku cusunay waalid soomaaliyeed, waalidkaas oon ka wareysan doono sababo ay u maleynayaan in ay keeni karto autismka.

    Waxaan sidoo kale wareysan doonaa DR. Faadumo Sh. Cali oo aad ula soo shaqeysay dadka uu ku dhacay cudurada dhimirka iyo sidoo kale dadka aadka u liita ee u baahan caawimaada dhanka nolosha.

    Youtube ka dawo:

    https://www.youtube.com/watch?v=hqoEaGr6waw

    Show More Show Less

What listeners say about Xanuunada dhimirka iyo Autismka - Somali

Average customer ratings

Reviews - Please select the tabs below to change the source of reviews.