• Maqnaanshaha ragga: Ma iyagaa doortay mise system-ka ayaa saas ka dhigay? - Somali

  • Dec 31 2023
  • Length: 1 hr and 3 mins
  • Podcast
Maqnaanshaha ragga: Ma iyagaa doortay mise system-ka ayaa saas ka dhigay? - Somali cover art

Maqnaanshaha ragga: Ma iyagaa doortay mise system-ka ayaa saas ka dhigay? - Somali

  • Summary

  • Barnaamijka Codka Soomaalida waxaan qeybtan ku soo qaadan doonaa Mawduuc inta badan la iska inhdo tiro kaasoo ah caqabadaha ragga soomaaliyeed.


    Waxaynu si qoto dheer u falanqeyneynaa dood ku saabsan.

    • Aabenimada

    • Masuuliyada ragga

    • Maxaa keeni kara maqnaanshaha ragga

    • Taageero la’aanta ragga

    Waxaa barnaamijka ku marti qaadnay la taliyaha ururka Baba Abdirashid Artan. Abdirashiid waxa u xirfad dheeru leeyahay la shaqeynta aabayaasha.


    Live stream barteena Facebook iyo Youtube, ama meelaha kale oo podcast-ka la dhaheysto sida Apple podcasts, Google Podcasts iyo Spotify.

    Show More Show Less

What listeners say about Maqnaanshaha ragga: Ma iyagaa doortay mise system-ka ayaa saas ka dhigay? - Somali

Average customer ratings

Reviews - Please select the tabs below to change the source of reviews.